HALKAN KA DAAWO: “Maxaa Wadadii aynuShalay Silaanyo U Daba Fadhinay Ka Xaaraantimaynaya Muuse!!!! Ma Haybtaa….?” Xil. Siciid Cilmi Rooble oo ka Hadlay Afduub Ay Madaxtooyadu Ku Waddo Xisbiga

0
41

 

“Maalintii uu Silaanyo xilka ku wareejiyay Muuse Biixi illaa hadda oo 4 sannadood ka soo wareeggeen dad baan Ogolayn In Muuse Lagu Wareejiyo Guddoomiyenimada..”

-HALKAN KA DAAWO: Garabka Taabacsan Hoggaanka KULMIYe Oo Cayimay Muddada Ay Qabanayaan Shirka Golaha Dhexe

“Maalintii uu Silaanyo xilka ku wareejiyay Muuse Biixi illaa hadda oo 4 sannadood ka soo wareeggeen dad baan Ogolayn In Muuse Lagu Wareejiyo Guddoomiyenimada….Mushkilladani way taagnayd…Anigu waxaan u qaatay in Mushkillada Ugu Weyni Tahay wareejinta la wareejinayo xisbiga” Xil. Siciid Cilmi Rooble

siciid cilmi rooble

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here