Daawo Video: “Waxa Jira Koox Ka Tirsan Xukuumadda Siilaanyo Oo Caan Ah, Bahdayada Amnigu Waxaanu odhan jirnay Gunti-Gaab, Laakiin Root-kooda koowaadi waa Ikhwaanul-Muslimiin” wasiir ku xigeenkii hore ee amniga JSL

0
30

 Wasiir ku xigeenkii hore ee amniga Somaliland  ayaa waxa uu ka hadlay arrimaha cakiran ee ka taagan wadan iyo khilaafka u dhexeeya xukuumada iyo xisbul xaakimka, waxa kale oo ka waramay group ama koox ku jirta xukuumadda siilaanyo oo ku sheegay inay kooxdani yihiin qaar wadaado ah isla markaana sheegta magacyo badan balse ay sida uu sheegay uu yahay root-kooda koowaadi Ikhwaanul-muslimiin

halkan ka daawo isaga oo ka hadlaya arrimahan

wasiir amniga jsl

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here