DAAWO VIDEO+SAWIRRO: Wasiirrada Waxbarashada Oo ILAYS Schools Ka Guddoontay Qaadhaan ay Ay Ugu Talo Galeen Wadada Ceerigaabo

0
19

HUBAAL Channel: Daawo Wasiirrada Waxbarashada Iyo Tacliinta Sare Oo Bahda ILAYS Schools Ka Guddoontay Qaadhaan ay kaga qayb qaadanayaan dhismaha jidka Ceerigaabo

Hargeysa (Hubaal)- Wasiirka Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan Ayaa Qadar Lacageed oo dhan $14000 [Afar iyo Toban kun oo Dollar] ka guddoontay maamulka Dugsiyada ILAYS. Lacagtaas oo ay iska soo ururiyeen ardayda dhigata dugsiyadaasi, iyaga oo ugu talo galay inay iskuul ahaan iyo arday ahaanba kaga qayb qaataan  qaadhaanka loo ururinayo dhismaha wadada Ceerigaabo.

Haddaba Halkan Hoose ka daawo Munaasibaddii guddoonsiinta qaadhaankaasi iyo hadalkii ay wasiirrada iyo xubnihii kale ee ILAYs ka jeediyeen Madasha lagu qabtay xafladda


Ilays Schols 2
Ilays Schols 21
Ilays Schols

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here