DAAWO: Waddani oo ka muquurtay Dood tv-ga qaranku u qabtay Labada xisbi mucaarid iyo Xisbiga Kulmiye Ee xukuumadda

0
22

Masuuliyiinta doodan isku haleelay ayaa kala ahaa Guddoomiyaha saddexaad ee xisbiga UCID mujaahid Cali Guray,guddoomiye ku-xigeenka xisbiga xisbiga Kulmiye Maxamed Cali Yuusuf Waabeeye iyo wasiirka warfaafinta Cabdilaahi Cukuse iyo guddoomiye ku xigeenka Waddani Axmed Muumin Seed oo goobta aan iman isla markaana ay sidaa ku kala kacday doodaasi

dooda asxaabta

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here