DAAWO: Wasiir Cukuse Oo Isbahaysiga Mucaaridka Jawaab Ka Bixiyey,Kana Hadlay Xubnaha Iska Casilay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo

0
44

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelnta Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir(cukuse), ayaa ka ka hadlay xubnaha wasiirrada ah ee dhawaanahan iska casilayey Golaha Wasiirrada Madaxweyne Siilaanyo, waxana tilmaamay inay arrimahaasi yihiin wax iska caadi ah.

Wasiir Cukuse oo Maanta la hadlay saxaafadda, ayaa ugu horrayn ka Hadlay arrinta Wasiir Samaale, waxana Yididiilo ka Muujiyey in dib loosoo ladqabeeyo Wasiirkaas ay hore saaxiibka u ahaayeen Madaxweyne Siilaanyo.

cukuse

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here