DAAWO: Wasiirka Warfaafinta oo xilalkii u kala wareejiyay wasiir ku-xigeenkii hore iyo ka cusub ee loo soo magacaabay wasaaradaas

0
16

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa maanta Ka Hadlay Munaasibad lagu sii sagootinayay Wasiir ku Xigeenkii hore ee Wasaaradaaasi oo loo bedelay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada iyo Soo dhawaynta Wasiir ku Xigeenka Cusub ee Warfaafinta

cukuse

 

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here