DAAWO: Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Oo Xilalkii U Kala Wareejiyay Masuulka Cusub Iyo Kii Hore

0
40

Wasiirka wasaaradda caafimaadka ee JSL Dr Saleebaan Ciise Axmed xaglo toosiye ayaa maanta xilkii u kala wareejiyey wasiir ku xigeenkii hore ee wasaaradaasi marwo Nimco Xuseen Qawdhan iyo wasiir ku xigeenka cusub ee uu dhowaan madaxweynuhu soo magacaabay Md xasan Daahir dhimbiil

xilwareejinta

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here