DAAWO: Xaalada dalka iyo ta Mandaqada Oo lagga hadlay Fadhigii Golaha Guurtida Somaliland

0
24

Kal-fadhiggii 65aad ee golaha guurtida ayaa saaka ka furmay xarunta golahasi, kadib muddo laba bilood ah oo fasaxa ay kasoo laabteen xildhibaannadu.

Kkal-fadhiggaasi oo ay kasoo xaadireen 41 xildhiban, waxaana shir-guddoominayay guddoomiyaha golahaasi, Saleebaan Maxamuud Aadan

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here