DAAWO:Wasiir Samsam Cabdi Aadan Oo booqasho ay ku tagtay magaaladda Berbera Kormeer Ku Soo Martay Xarumaha Cashuuraha Iyo Goobo Kale Oo Ka Mid Ah Degmadda Berbera

0
20

Wasiirka Maaliyada Somaliland oo booqatay Magaalada berbera ee xarunta Gobolka Saaxil(Daawo) Wasiirka Maaliyada Somaliland oo booqatay Magaalada berbera ee xarunta Gobolka Saaxil, socdaalkan ay wasiirka maaliyadu ku tagtay ayaa noqonaya socdaalkii ugu horeeyay ee ay ku tagto magaalada berbere tan iyo in tii loo magacaabay wasaarada maaliyada

samsam

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here