“Dacwadaha Aan Ugu Imid Maxkamada Sare Qaarkood Dhawr Iyo Toban Sano Ayay Yaaleen….Markaa Si Loo Fududeeyo, Oo Loo Socodsiiyo Madaxweynaha Waxaanu Ka Codsanay Inuu Garsooreyaasha Kordhiyo”

0
20

HALKAN KA DAAWO:guddoomiyaha maxkamada sare Garyaqaan Aadan xaaji Cali ayaa sheegay inay ka maxkamad ahaan lahaayeen sababta tallaabadii uu madaxweynuhu iskugu shaandheeyey garsoorayaasha maxkamada sare, taas oo ahayd codsi uu guddoomiyaha maxkamada sare u diray madaxaweynaha oo uu kaga dalbaday in la kordhiyo tirada garsoorayaasha ka hawlgala maxkamada sare. Isla talaabadaas uu madaxweynuhu ku aqbalay dalabka maxkamadda sare ayaa guddoomiyahu waxa uu mahadnaq u jeediyey madaxweynaha JSL oo uu sheegay inay dhiirigelinayso hawlaha cadaaladda go’aankii uu ka qaatay inuu u magacaabo maxkamadda sare garsooreyaal

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here