“Dalku Halkuu Ka Dhintay Waa Hargeysa…..Annagu [Gobollada Bari] Badow Baanu Nahay, Laakiin [reer Hargeysoow] Waad Ilbaxdeen, Dadku Markuu Ilbaxana…..”

0
30

HUBAAL KA DAAWO: -Xil. Siciid Cilmi Rooble Oo reer Hargeysa Farriin U Diray 

“Baarlamaanku Dembiga Ma wada Laha ee Hargeysi Dad fiican ha soo doorato, Dalku halkuu ka dhintay waa Hargeysa, Waayo waad Ilbaxdeen Dadku markuu Ilbaxana….Annagu Badaw baanu nahay, Burco iyo Wixii ka bariyeeyaba…Golahaa soo socda Maxamed Xaashoow ku tuntuunsada inaad soo doorataan dad Illaahay ka yaabaya..”

Si Aad Uga Bogato Nuxurka Farriinta Uu Xildhibaan Siciid cilmi Rooble U Dirayo reer Hargeysa, Fadlan Guji Sawirka Hoose oo Fahan Ujeedadiisa

Siciid

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here