Damaca Siyaasiyiinta Sanaag,Danynta Shacabka Iyo Dareenka Xukuumadda-W/Q:Mustafe Wada-arin

0
40

Marka hore waxan salaamayaa bahada saxaafada ku hadasha afka somaliga  salaan ka diba waxan umalanayaa intiinii lasocotay maqaalkii kan ka horeeyey waxan kaga hadlayey  amma aan ku sheegay hamiga siyaasadeed ee ay leeyihiin siyaasiyiin saamayn  kuleh  sanaag oo ku hawlan sidii ay usamayn lahayeen maamul goboleedka  kaa soo ay doonayaan inay kaga dhawaaqaan gudaha dalka  Somaliland taa soo laga yaabo ina ay suuragal noqon karto hadii aan laga hortagin

 Tabashad bulshada Somaliland gaar ahaan gobolada  sanaag iyo badhan oo aad moodo inay waxa badan  ka siman yihiin beelaha degan oo laga wada dhergsanyahay  waxay ka  kac doonsan yihiin  waana saamiga qabiilada ugu tirada badan oo ay haystaan kuwa tirade yare  ee ay  isku haybtayihiin amma degaanaas degen ee qabiilada adriska ah ka soo jeeda. Waxana ka mida qabiilada waxa tebeya beelaha .1 warsangali 2 hyb  muuse ismaciil ,3 dhulbahante 2 Aduruxmiin iydoo aad arkayso in ay xukuumadu iloowday saamiga guud ee goboladaas  waxana bulshadu u hanqal taagasaa samynta maamul ay ku helaan xaqooda dawladnimo oo ay somaliya ka rajeynayaan kaa soo laga yaabo in ay dhaboobo

  si kastaba ha ahaatee waxan  ilaaiyo hada muuqan   qiimayn rasamiya oo laga sameyey arimahaas haday taha doonasho ,tabasho dhinaca beelah iyo ,garasho ,garawsho  xaga xukuumadu oo garasho ku bixisa waxana dareen sanahay inay hortaagan yihiin sidii loo wada hadlilahaa  siyaasiyiin aan saman badan lahayn goboladaas  oo eegaya danhooda gaarka ah  ku waas oo   la hubo hadii ay heshiiyaan labda dhinac inay ka baxayaan saaxada siyaasada waayo waxaan saaman wayn lahayn beelaha ay ka soo jeedan maraka hoos loogu dhaa dhoco  beesha ay ku abtirsadaan iyo goboltoona

Waxa kale oo xusid mudan in ay kaalintoodii gabeen madax dhaqameedka  Somaliland ee gobolada bari  beeshay doonan hanoqdaan iyo culimada caanka ah oo iyana  aan aad isga xilsaarin arimaha samo talisnimo ee ay door ahaan ulahaayeen waxan rajanayaa  in loo soo jeesan doono midnimada.

Guntii iyo gabagabdii waxan ku talin lahaa in awooda lasaaro  isdii si wada jira looga hawlagali lahaa  Arimahaa tabashada xanbaarsan ee gobolada waayeelka gobolada,waxagardka ,dhalinyarada ,Haweenka somaaliland oo gacmaha  layswada qabsado  sidii loo midan lahaa Somaliland loogan shaqay lahaa huruumarka dalka iyo jiritaankiisa

ALAAMAHADLE

Mustafe{ wada Arin}

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here