AQOONYAHAN C/LAAHI IBRAAHIM X. XASSAN OO KA WARRAMAY MARXALADo ADAG OO UU SULDAAN KAYSE BADE CABDILE SAMIR KAGA SOO GUDBAY

0
3

DAQOONYAHAN C/LAAHI IBRAAHIM X. XASSAN OO ARDAARAN DHAXAL-GAL AHA SIIYEY SULDAAN KAYSE BADE CABDILE

Md. Cabdilaahi Ibraahim X. Xasan ayaa dardaaran iyo hadalo hogo tusaaleyn ah u soo jeediyey suldaan keyse Bade Cabdile oo todobaadkan lagu caleemo saaray deegaanka Abokor Axmed ee degmada xarshin ee dawlad deegaanka dalka itoobiya.

munaasibad soo dhaweyn ah oo loogu sameeyey suldaanka dulleedka magaalada hargaysa ayuu Md.Cabdilaahi Ibraahim X.xasan ka soo jeediyey hadalo dardaaran iyo duco iskugu jira u soo jeediyey suldaan Keyse Bade Cabdule

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here