“Dawladnimadeenu waxay ku dhisan tahay is tixgelin, waxay ummadu ka cabanaysaana waa caddaalad daro…Rag caddaalad waayaa, sidii cawsha kala yaac…”

0
24

HUBAAL TV: DAAWO Musharax ku-xigeenka xisbiga UCID oo sheegay reer Awdal ay ka cabanayaan caddaalad daro, carabkana ku adkeeyay in la tixgeliyo tabashooyinka dadka cabanaya

“Somaliland abuuritaankeedii waxa lahaa Awdal,gogosha ay ku fadhidaana wali waa tii gobolka Awdal,tabashadoodana waa in la tixgeliyo” Cabdirashiid Xasan Mataan

“Dawladnimadeenu waxay ku dhisan tahay is tixgelin, waxay ummadu ka cabanaysaana waa caddaalad daro…Rag caddaalad waayaa, sidii cawsha kala yaac…” Cabdirashiid Xasan Mataan

ina xasan mataan

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here