Deeq la Gaadhsiiyay Danyarta Gabiley

0
49

Gabiley (Hubaal) Deeqdan oo ka kooban dhar iyo raashin Oo Ka Timid Hay’adda Bisha Cas Ee Dalka Imaaraadka Carabta ayaa Hay’adda Ka Hortaga Aafooyinka Dabiiciga Ah Iyo Kaydka Raashinka Qaranka Ee Somaliland ay soo Gaadhsiiayay dadka danyarta ah ee dhaqan magaaladda Gabiley.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here