Deg-Deg: Abwaan Basbaas Oo Geeriyooday

0
79

Alle ha u naxariisto, waxa goor dhaweyd magaaladda Hargeysa, ku geeriyooday Abwaan Maxamed Cabdi Basbaas, oo muddooyinkii dambe la jiiyay xanuun.

Hal abuur Maxamed Cabdi Basbaas waxa uu kamid ahaa fannaaniinta kaalinta mug leh kasoo qaatay, wakhtiyadii halganka Somaliland.

goordhow ayaanu idinla wadaagi doonaa taariikhdii Marxuumka.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here