Deg-Deg: Guddoomiyahii Iyo Tafaftirihii Wargeyska Haatuf Oo Damiin Lagu Sii Daayay

0
19

Hargeysa(Hubaal) – Maxkamada gobolka Hargeysa ayaa damaanad kusii daysay maanta Guddoomiyaha iyo tafaftiraha wargeyska Haatuf

Haatuf group

Labadan masuul ayaa waxa ay xabsiga ku jireen laba toddobaad iyo maalmo ka dib markii ay maxkamada gobolku ay xabsiga u taabtay bishan 10 keedii

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here