DEG-DEG: Kenya Oo Xidhiidhka U Jartay Somalia

0
1

Hargeysa (Hubaal) Dawlada Kenya ayaa u yeedhay Safiirkeedii Muqdisho, Sidoo kalena Waxa Goor dhawayd loo Diray Fariin in Safiirka Soomaaliya u fadhiya Kenya uu isna ka baxo dalka Kenya mudo 72 saacadood ah. Xaalad siyaasadeed ayaa ka dhex qaraxday Somalia iyo Kenya, kadib markii dawladda Soomaaliya dhawaan ay shirweynihii London ku soo bandhigtay shidaalka iyo macdanta dalkaasi leeyahay

Isku dhaca siyaasadeed ayaa dadka arrimaha siyaasadda falanqeeya ay tilmaamayaan, inuu fursad u noqon doona Somaliland, waxaana maalmaha Soo Socda si buuxda loo aqoonsan doonaa Safaarada Somaliland u Fadhida Kenya.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here