DEG-DEG: Wasiirka Warfaafinta Oo Magacaabay Saddex Masuul

0
142

Hargeysa (Hubaal) Wasiirka wasaaradda warfaafinta Cabdiraxmaan Cabdilaahi Guri-barwaaqo ayaa Wareegto wasiir ku magcaabay, saddex masuul.

Muuse jaambiir ayaa loo magacaabay maareeyaha telefiishenka qaranka Somaliland, waxaana xilkan hore u ahaa khaddar Maxamed Cakule

Cumar maxamed faarax ayaa isna waxa loo magacaabay guddoomiyaha wakaalladda wararka somaliland (SOLA), waxaana xilkan hore u ahaa Xuseen Kurdi

Maxamed Axmed Jaamac (Calooley) ayaa Loo Magcaabay guddoomiyaha wargeyska dawladda ee DAWAN, waxaana laga qaaday xilkan oo uu hore u ahaa Sayid Cismaan Madar

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here