DEG-DEG: Xisbiga WADDANI Oo Sheegay Inay Kalsoonidii Kala Noqdeen KDQ

0
28

Hargeysa (Hubaal) Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo goordhaweyd shirjara’id ku qabtay xarunta xisbigaasi, ayaa sheegay in cisbigiisu uu kalsoonidii kalanoqday Komishenka doorashooyinka.

Cabdiraxmaan-cirro waxa uu ku Sababbeeyay, kadib markii xisbigu cabasho u gudbiyey madaxweynaha Somaliland, taas oo ay kaga cabanayeen qaabkii ay u dhacday doorashadii dhammaadkii sanadkii tegay ka qabsoontay dalka.

Waxa uu ku baaqay in gebi ahaanba la kala diro xubnaha komishenka Doorsahada, mid cusubna si dhakhso loo dhiso.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here