HUBAALMEDIA.COM
DEGDEG: Xukuumadda Oo Xabsiga Dhigtay Guddoomiye-ku-xigeenka Komishanka Xuquuqal-insaanka Ahna Sayga Wasiirka Deegaanka
September 28, 2016 - Written by admin

Mas’uulkan ayaa dhawrkii maalmood ee u dembeeyey ku xidhnaa xarunta laanta dembi baadhista ee C.I. D-da

Hargeysa(Hubaal) Gudoomiye Ku-xigeenka Koomiishanka xuquuqul insaanka qarranka Somaliland Maxamuud Garaad Maxamed  ayaa muddo Saddex maalmood ah ku xidhan Xarunta Danbi baadhista ee loo yaqaano C.I.D ee magaalada Hargeysa.

Warar Xogogaal ah ayaa tibaaxay in Masuulkaasi uu ku xidhan yahay C.I.D waxanay wararku intaasi ku darayaan in Ciidanka Boolisku ka soo qabteen Gurigiisa oo ku yaalla magaalada Hargeysa.

Ma cada sababta rasmiga ah ee Masuulkaasi loo xidhay balse ilo xogolaal ah ayaa sheegaya in tuhuno ay dawladu daba socotay lagu xidhay masuulkaasi.

wasiiru-dawlaha-waxbarashada-maxamuud-garaadGudoomiye Ku-xigeenka Koomiishanka xuquuqul insaanka qarranka Somaliland ayaa Xilal wasiir uga soo qabtay Xukuumadii Riyaale, halka Xaaskiisuna tahay Wasiirka Wasaarada Deeganka iyo Horumarinta Shukri Baandare. Waxii warkaasi ka soo kordha goordhow la soco

Xigasho: WAaheen

Waxaad Hubaal media kala soo xidhiidhi kartaan E-mailaddan 
Hubaal100@hotmail.com 
Hubaal100@gmail.com
 Hubaal100@yahoo.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews