Degelka DAMAL Media Oo Baahisay In Dawladda Somaliland Ay Dalkeeda Ka Musaafurisay Madaxii Barnaamijka Cuntada Adduunka U Joogay Hargeysa & Shaqaalihiisii

0
68

Hargeysa(Hubaal)- Dawladda Somaliland Ayaa La Weriyey In ay Dalkeeda ka eriday Madaxii u sarreeyey Hay’adda Barnaamijka Cuntada adduunka Ee WFP Mr. Olivear, kadib markii lagu eedeeyey inuu fulin kari waayay mashaariic uu ka mid yahay mashruuc  hal ku dheggiisu yahay Cunto Hawleedka, oo  loogu talo galay in lagu quudiyo  dadka ka shaqeeya dayactirka waddooyinka iyo ceelasha.

Warkan oo aanu kasoo xiganay degelka wararka ee Damalnews.com waxa uu intaa ku daray in Mr. Olivear  oo ay weheliyaan Shaqaalihii xafiiskiisa oo  Soomaali u badan  ay dawladda Somaliland Caydhisay Dabayaaqadii bishii Ina Dhaaftay ee MAY.

Haddaba Warkan oo faahfaahsan Halkan ka Akhriso

wxZ0ZT9

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here