Dhalinyaradii Loo Xidh-xidhay Xiisaddii Suldaan Wabar Oo Maanta La Sii Daayay

0
16

HALKAN KA DAAWO: Madaxweyne Ku Xigeenka JSL MD C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta ka qayb galay munaasabad lagu sii sagootinayey dhalinyaradii dhowaan loo xidhxidhay Xiisaddii Suldaan Wabar, kuwaas oo laga soo daayey Xabsiga Mandheera loona gudbiyey Dhanka Gobolka Awdal.

XUKUUMADA

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here