“Dhibtii SNM Waynu U Sinayn, Dheefta Maantana Waa Loo Sinaanayaa”. Maxamed Kaahin

0
1

Hargeysa (Hubaal) Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed oo maanta khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay Xuska Sanad guuradii ka soo wareegtay markii la Aasaasay Ururkii SNM ayaa waxa uu sheegay in dhibtii SNM loo sinaa dheefteedana maanta loo sinaanayo

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here