HUBAALMEDIA.COM
Dhul Gariir Kale Oo Cabirkiisa Lagu Qiyaasay 4.7 Oo Gelinkii Hore Ee Maanta Ka Dhacay Talyaaniga Iyo Xaalad Dagdag Ah Oo Dalkaasi Lagaga Dhawaaqay Dhulgariirka Kaddib
August 26, 2016 - Written by admin

dhulgariirkaDhul gariir kale oo cabirkiisa lagu qiyaasay 4.7 oo dhacay qaybihii hore ee maanta oo jimce ah.

Roma (Hubaal) Dawladda Talyaaniga ayaa ku dhawaaqday xaalad dagdag ah in laga hirgaliyo goobaha ugu daran ee uu saameeyay dhulgariirkii Arbacadii dhacay, iyadoo ay sii lumayso rajadii laga qabay in la helo dad nool oo horleh.

Rai’sal wasaare Matteo Renzi ayaa ku yaboohay 50 milyan oo oo lacagta Yuuroo-da ah si loogu adeegsado dib u dhiska. Ilaa iyo hadda waxaa la ogyahay in ay dhinteen 267 ruux ayna dhaawacmeen 400 ruux. Kooxo dad ah ayaa habeenkii labaad sii wada baaritaanada ay ka samaynayaan burburka dhismayaasha hoostiisa.

Sikastaba ha ahaatee boqolaal ruxitaan oo dhulgariirka ka dambeeyay ayaa caqabad ku noqday dadaaladii ay wadeen 5,000 shaqaalaha gurmadka dagdaga ah.

Dhul gariir kale oo cabirkiisa lagu qiyaasay 4.7 oo dhacay qaybihii hore ee maanta oo jimce ah. Lacagahaas uu Renzi balanqaaday ka sokow wuxuu joojiyay in canshuuro laga qaado dadka ay waxyeeladu soo gaartay wuxuuna bilaabay hannaan cusub oo loogu magacdaray “Guryaha Talyaaniga”, si wax looga qabto guryaha taxadar la’aanta loo dhiso.Dawladda Talyaaniga ayaa ku dhawaaqday xaalad dagdag ah in laga hirgaliyo goobaha ugu daran ee uu saameeyay dhulgariirkii arbacadii dhacay iyadoo ay sii lumayso rajadii laga qabay in la helo dad nool oo horleh.

Waxaad Hubaal media kala soo xidhiidhi kartaan E-mailaddan 
Hubaal100@hotmail.com 
Hubaal100@gmail.com
 Hubaal100@yahoo.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews