“Dhumay, Waxa Isugu Imanaya Inta Af-Soomaaliga Ku Hadasha, Waxa aannay Marti U Yihiin Dawladda Somaliland”

0
1

“Colaadda Beelaha Walaalaha ah ee Gobolka Sool, Gaar ahaan Dhumay waxa maanta isugu imanaya inta Af-soomaali ku hadasha oo dhan, waanu soo dhawaynaynaa, waxaanay Marti u yihiin Dawladda Somaliland.” Waxa sidaasi yidhi Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi mar uu ka hadlaayey Xuska Sanad Guurada 25aad ee Booliska Somaliland oo maanta ku beegnayd

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here