HUBAALMEDIA.COM
Dibedbaxyo Lagu Diidan Yahay Madaxwyne Zuma Oo Koonfur Afrika Ka Socda
April 7, 2017 - Written by Mustafe Faro

dibedbax

Pretoria (Hubaal) Muddaaharaadyo ayaa ka dhacay magaalooyin ku yaalla Koonfur Afrika oo looga dalbanayo madaxweyne Jacob Zuma inuu is casilo. Muddaaharaadyadaasi ayaa waxay ka socdaan magaalooyin ay ka mid yihiin Cape Town, Durban iyo caasimadda Pretoria. Dibedbaxyadan ayaa yimid ka dib markii uu madaxweyne Zuma xilka ka qaaday wasiirkiisa maaliyadda. Tallaabadaasi ayaa cadaadis ku sii kordhisay dhaqaalaha dalkaasi oo markii horeba sii liicayay.

Balse taageerayaasha madaxweyne Zuma ayaa sidoo kale soo qabanqaabiyay dibedbaxyo ay ku taageersan yihiin madaxweynaha. Zuma ayaa todobaadkan ka badbaaday baaq ka soo yeedhayay kooxo awood badan oo xidhiidh la leh xisbiga talada dalkaasi haya ee ANC, kuwaasi oo ku baaqayay in madaxweynuhu uu xilka ka dago.

Magaalada Johannesburg, booliis badan ayaa waddooyinka la soo dhoobay iyadoo dibadbaxayaasha ay isku dayayaan inay socod ku gaadhaan xarunta xisbiga ANC ee magaaladaasi.

Warbaahinta maxaliga ah ayaa ku warrantay in booliska ay isticmaaleen qiiqa dadka ka ilmeysiiya si ay u kala eryaan dibadbaxayaal isugu soo baxay xaafad ku taalla magaalada Johannesburg.

Dowladda oo ku baaqday in si nabdoon banaanbaxyadani loo qabto, ayaa waxa ay sidoo kale xasuusisay dibedbaxayaasha in sharciga uu sidoo kale ”difaacayo xuquuqda kuwa doorbiday inaanay ka qeybqaadan muddaaharaadyada”.

Waxaad Hubaal media kala soo xidhiidhi kartaan E-mailaddan 
Hubaal100@hotmail.com 
Hubaal100@gmail.com
 Hubaal100@yahoo.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews