HUBAALMEDIA.COM
Donald Trump Oo Immika Raalligalin Ka Bixiyey Aflagaaddo 11 sano Ka Hor Uu Dumarka U Geystay
October 8, 2016 - Written by admin

BOULDER, CO - OCTOBER 28:  Presidential candidate Donald Trump gives a thumbs up during  the CNBC Republican Presidential Debate at University of Colorados Coors Events Center October 28, 2015 in Boulder, Colorado.  Fourteen Republican presidential candidates are participating in the third set of Republican presidential debates.  (Photo by Justin Sullivan/Getty Images)

Musharraxa madaxtinimada ee xisbiga Jamhuuriga ee dalka Mareykanka Donald Trump ayaa raalligelin wakhtigeedu dhacay ka bixiyay hadal anshax xumo ah oo uu ka sheegay dumarka, kaddib markii ay soo baxday cajalad muuqaal ah oo la duubay 11 sano ka hor. Muqaalkaasi ayaa laga dhex maqlayay Trump oo ku faanaya raadinta iyo isku dayga in uu la galmooda dumarka, waxa uuna intaa ku daray in qofka caanka ah uu wax kastaa samayn karo. Siyaasiin caan ah oo ka tirsan xisbigiisa Jamhuuriga ayaa hadalkaasi aad u cambaareeyay, waxaana siyaasiintaasi ka mid ah afhayeenka aqalka wakiilada Paul Ryan, oo hadalkaasi ku tilmaamay mid laga cadhoodo. Tifaaftiraha BBC-da ee woqooyiga Ameerika ayaa sheegaya in arrintan ay jahawareer ku tahay musharaxnimada Trump. Hadaba Donald Trump oo raalligelin bixinayay hadalkaasi ayaa ballan qaaday in uu noqon doono nin wanaagsan, balse waxa uu ku eedeeyay madaxweynihii hore ee mareykanka Bill Clinton oo ah seyga Hillary Clinton oo uu hadda loolan kala dhexeeyo in uu aflagaadeeyay dumarka, iyo in Hillary ay ceebeysay haweenkii uu dhibaateeyay ninkeedu.

Waxaad Hubaal media kala soo xidhiidhi kartaan E-mailaddan 
Hubaal100@hotmail.com 
Hubaal100@gmail.com
 Hubaal100@yahoo.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews