HUBAALMEDIA.COM
Doon Kuuriyada Koonfureed laga leeyahay & Shaqaale Saarnaa oo lagu Afduubay Xeebaha Dalka Soomaaliya
May 28, 2017 - Written by Mustafe Faro

DOON-LAGA-LEEYAHAY-KUURIYADA-KOONFUREED-OO-LAGU-AFDUUBAY-XEEBAHA-SOOMAALIYA-27-MAY-2017

Somalia (Hubaal/Aftahannews.com):- Budhcad-badeed Soomaali ah, ayaa la sheegay inay Badweynta ka afduubeen Doon kuwa Kalluumeysiga ah iyo 21 Shaqaalihii Saarnaa ah. Doontaas ayaa laga leeyahay dalka Koonfurta Kuuriya, sida ay ku warrantay Wakaaladda Wararka ee AP.  Doontaas Kalluumeysi, ayaa laga leeyahay Koonfurta Kuuriya, waxaanay hadda gacanta ugu jirtaa Budhad-badeed Soomaali ah, sida ay sheegtay Wakaaladda Wararka ee AP. Waxay AP intaas ku dartay in Doontaas markii la afduubay ay mareysay meel ka baxsan Biyaha dalka Soomaaliya, isla markaana illaa hadda lama oga dhinaca ama Jihada ay ula kaceen Kooxda Afduubtay Doontaas iyo Shaqaalihii saarnaa-ba. Hase-yeeshee, warar kale oo Warbaahinta Soomaalida qaarkood faafisay, ayaa sheegaya, in Doontaasi marka ay Budhcad-badeeddu qafaalanayeen ku guda-jirtay Kalluumaysi Sharci-darro ah oo ay kaga Kalluumaysanaysay Biyaha Badda Soomaaliya. Balse, illaa hadda ma jirto cid si cad uga hadashay Doontaas meesha lala tegay, halka laga afduubay iyo Sharcinnimada hawsha Kalluumaysi ee ay wadday midna. Doontan ayaa noqonaysa Doontii labaad ee 7 cisho gudahood laga afduubo Badda Soomaaliya. 20-kii Bishan May 2017 ayey aheyd markii Koox hubeysani ay qafaasheen Doon kuwa Kalluumaysiga ah oo laga leeyahay dalka Iran oo si Sharci-darro ah uga kalluumaysanaysay Xeebaha Soomaaliya, sida la sheegay.

Waxaad Hubaal media kala soo xidhiidhi kartaan E-mailaddan 
Hubaal100@hotmail.com 
Hubaal100@gmail.com
 Hubaal100@yahoo.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews