HUBAALMEDIA.COM
Dowladda Kenya oo sheegtay in ay dishay dagaalyahanno ka tirsan Al-Shabaab
May 1, 2017 - Written by Mustafe Faro

drone

Nairobi:(Hubaal) -Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ay dishay Dagaalyahanno ka tirsan Xarakadda Al Shabaab, kadib howlgallo ay ciidanka dowladda Kenya ay ka fuliyeen degaanno ka tirsan gobolka Gedo ee koonfurta Soomaaliya.

Diyaaradaha dowladda Kenya ayaa duqeyn ka fuliyay deegaanka War-Gaduud oo u dhow degmadda Ceelwaaq ee Gobolka Gedo ee dalkaasi Soomaaliya.

Sarkaal la hadlay qaar ka mid ah Warbaahinta Kenya ayaa xusay in duqeyntii ka dhacday degaanka War-gaduud lagu dilay taliye ku xigeenkii Al-Shabaab ee Gobolka Gedo, oo lagu magacaabi jiray Cali Shangalow.

26-kii bishan Deegaanka War-gaduud ee Gobolka Gedo waxaa duqeyn ka fuliyay Diyaaradaha Dagaalka dowladda Kenya.

Diyaaradaha ayaa la sheegay in duqeynta ay ku garaaceen dhowr meelood oo deegaanka ka tirsan, sida goob-joogayaal ay sheegeen.

Degaanka War-gaduud ee Gobolka Gedo, ayaa waxaa gacanta ku haya Xarakadda Al Shabaab ee dagaalka kula jirta dowladda Soomaaliya iyo ciidanka AMISOM.

Dhinaca kale 25-kii isla bishan Diyaarado dagaal ayaa duqeyn ka fuliyay Saldhigyo ay lahaayeen dagaalamayaasha Al-shabaab oo ku yaalla degaanka War-gaduud oo ah.

Waxaad Hubaal media kala soo xidhiidhi kartaan E-mailaddan 
Hubaal100@hotmail.com 
Hubaal100@gmail.com
 Hubaal100@yahoo.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews