Dulmiga Meel Ka Jiraa Wuxuu U Hanjabayaa, Caddaalada Meel Ka Jirta !- Qalinkii: Akram Rashiid

0
17

Haddaynu nahay dad Muslim ah, ILAAHAYNA inoogu nimceeyay inaynu ka mid noqonno ummad la soo saaro tii ugu khayrka badnayd ee Nebi Muxamed (SCW) waa inaynu ku xamdinaa Nimcooyinka uu Alle (SW) ina siiyey, isla-markaana qaadanaa amarka Alle (SW) kuna qaadanaa dariiqii Rasuulka (SCW).

 11063252_915505298470673_1134362800_n

Waxaan leeyahay umadda iyo Madaxdeeda, gacansatadeeda, Wadaadkeeda iyo waran laheeda (Dulmiga Meel Ka Jiraa Wuxuu U Hanjabayaa Caddaalad Meel Ka Jirta).

Wa Bilaahi Towfiif

Qalinkii: Akram Rashiid

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here