Eng Faysal Cali Waraabe Oo Noqday Shaqsiga Hadalkiisu  Ugu Saamaynta Badanyahay  Difaaca  Qaranimada  Somaliland Gudaha iyo Dibadaba

0
1

Eng Faysal Cali Waraabe Oo Noqday Shaqsiga Hadalkiisu  Ugu Saamaynta Badanyahay  Difaaca  Qaranimada  Somaliland Gudaha iyo Dibadaba

 

 

 

 

Gudoomiayah Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Xuseen , ayaa noqday shaqsiga ugu saamaynta badan Marka lag hadalaayo difaaca Qaranimada somaliland waxaa siweyn uga qayliyey cadowga somaliland Ee Dagaalka kula jira

Iyadoo ay somaliland mudooyinkii ugu dambeeyey ay dagaal ku soo qaaday somalia iyadoo u soo dhex maraysa maamulka majeerteeniya ee Puntland .dagaalkan oo wajiyo badan, ayaa isugu jira mid afka ah iyo mid hubka lisku adeegday

Dagaalka afka ah oo warbaahinta iyo baraha bulshad ka socda ,ayaa hadaba Marka uu ku hadalo hadalo uu ku difaacayo Qaranimada somaliland Gudoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe  waxaa qaylada isku dar Cadowga somaliland Ee Gudaha iyo Dibada ku sugan ku waasi oo maalmihii ugu dambeeyey haysta baraha bulshada iyo warbaahinta isle markaana cay iyo aflagaado la soo fadhiyo ay u geysanayaa Faysal Cali Waraabe sidaa daraadeeda Eng Faysal cali Waraabe

halkaa waxaa ku jirta qaacido odhanaysa hadaad aragto qof dhib saday hadalka Faysal Cali Waraabe Waa cadowga somaliland

hadba Kal mada uu ku yidhaa cadowga somaliland waxay noqdaan qaar  Jiif iyo joogba u diiday sidaa daraadeed waxaan leeyahay bulshada reer somaliland waa in lagarab is taago Lan Dhiiri Galiyo Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID

Waxaa kale oo jira dad aragtidoodu liidato oo yidhaa faysal  waxuu noqday afhayeenkii xukuumada waxaan leeyahay aqoon gaabow qof kasta oo muwaadin ah waxaa ku waajib ah inuu dalkiisa af iyo adinba ku difoo waana waajib saaran qofkasta hadii uu isagu gartay maaha inaad lamid noqto cawuga hadalkiisu xanuuniyey Faysalna waxaan leeyahay halkaa ka siiwad halganka iyo wadan jacayilka waana mid bulshada inta Caafimaadka qabtaa kuu ogtahay

By :Wariye Siciid Xuseen Yuusuf

SHARE
Article horeAxmed Faarax Cali Idaaja oo xaflad soo dhaweyn ah loogu sameeeyey Hargeysa
Mustafe Mohammed Abdullahi better known as Mustafe Faro is a senior Somali journalist, writer and cameraman. Mustafe is the head of programmes of Hubaal newspaper - a daily Somali magazine issued from Hargeisa, Somaliland. He is the assistant editor of the Independent Newspaper in Hargeisa, also the assistant editor of Somali Commentator. You can contact him through his E-mail: loodh2013@gmail.com or +252 63 4097497

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here