HUBAALMEDIA.COM
Eray Meesha Ku Jira- W/Q: A. Y. Ducaale.
May 11, 2017 - Written by Mustafe Faro

Waa wax laga naxo ah, isla markaana laga yakhyakhsoodo, in Marwadii Alla ha u naxariistee C/Raxmaan Ducaale Gurigey ku jirtey 20 yrs 7 cisho kaga bax layidhaa , marka ay muddada ka cabatayna in 10 cisho looga dhiggo!!! Maxaa looga rarayaa ? Safaarada Itoobiya sida ay tidhi,ayaa xafiisyo ka dhiganaya !!!

Ma dowladaa Etheopia ayaa xafiis kireysanweydey? Ma guri kale oo dawladdu leedahay oo la siiyo ayaa la waayay ma Ogaadeenimo ayaa laga uriyey sidey ku dacwiyeyso Ooridu? Ogaadeen se wa ayo miyaanay Somali ahayn? Miyaanay Ooriyi dhaxdinteeda ahayn  3yrs oo dad ajanabi ah joogto ayaad jinsiyada dalkaa lagu helaaye  cimrigeedii miyaaney Sland ku qaadan ? Yaaka somalilander san .

Waa dhaqan gun nimo sida Marwadan loola dhaqmay ee go’aankan cidii gaadhay ha ka noqoto.Marxuum Cabdiraxmaan Ducaalena waxa uu ka mid yahay faro kutiriska  dalkan xilal ka qabtay ee hanti muuqata oon la sheegin ka tegin siddii marxuum Cigaal. Erayadaa waxkabadan oon maanta ku tageeri karaa Marwadaadii, Marxuun Cabdiraxmaanoow , Eebeheen Jannada ha inagu kulmiyo.

Ahmed Yussuf Ducaale

Waxaad Hubaal media kala soo xidhiidhi kartaan E-mailaddan 
Hubaal100@hotmail.com 
Hubaal100@gmail.com
 Hubaal100@yahoo.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews