Ergadii Golaha Guurtida Oo Hogaanka KULMIYE U Sheegay In Madaxweyne Siilaanyo Gaashaanka Ku Dhuftay Dhex-dhaxaadintii Ay Wadeen

0
15

Hargeysa(Hubaal) -Ergadii Golaha Guurtida ee ka shaqaynaysay dhex-dhexaadinta Khilaafka Siyaasadeed ee soo kala dhex-galay Hogaanka KULMIYE iyo Xukuumada Somaliland ayaa la soo sheegayaa in uu Madaxweyne Axmed Siilaanyo ku gacan-saydhay in xal laga gaadho Khilaafka Xisbiga

muuse silanyo

Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Ergadda Guurtiddu ay arrinta KULMIYE kulan kala yeesheen Madaxweynaha, balse uu dhiniciisa ku gacan-saydhay, iyadda oo tibaaxuhu intaas ku darayaan ay ku war-geliyeen Hoggaanka Xisbiga KULMIYE.

Khilaafka u dhaxeeya Xisbiga KUMLIYE iyo Xukuumada Somaliland ayaa Cirka isku sii shareeray

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here