Ethiopia: Wershad Soo Saarta Sonkorta Oo Gubatay

0
19

Mid kamid ah warshadaha sonkorta ee Itoobiya ayuu saaka dab qabsaday. dabkan oo la sheegay in ku bilowday si kadis ayaa kolkii dambe lagu guuleystay in la bakhtiiyo.

warshadIsuduwaha dhinaca xidhiidhka ee warshada Fincha, Zemedkun Tekle, ayaa shaaca ka qaaday in dab qabsaday qayb ka mid ah warshada saaka 11:30 saacada Afrikada bari. Waxa uu intaa ku daray in qaar ka tirsan shaqaalaha ay dhaawacyo fudud soo gaadheen markii ay ka qayb qaateen daminta dabka.

Xakamaynta dabka oo loo adeegsaday diyaaradaha qumaatiga u kaca ayaa la baadhaya sababtii keentay.

Dalka Itoobiya ayaa leh dhawr warshadood oo soo saara sonkorta gudaha dalka lagu isticmaalo ama loogu talagaly in la iibgeeyo dibada.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here