Ex. Wasiir Duur: “Xisbiyadii Iyo Siyaasadii Waxay Dib Ugu Noqdeen Gurigii Qabiilka”

0
159

Hargeysa(Hubaal)-Siyaasi Maxamed Nuur Caraale Duur oo ka mid ah masuuliyiinta sar sare ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa ka sheegay sida ay Somaliland uga gudbi karto Aafada Qabyaalada,Waxaana uu sidoo kale sheegay in Xisbiyadii iyo Siyaasadii ay dib ugu noqdeen Gurigii Qabiilka.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here