“Farmaajo Wuxuu Ka Baxay Heshiis La Gaadhay. Nin Qabiil Wataa Qaran Ma Dhisi Karo.”

0
1

Hargeysa (Hubaal) Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng. Feysal Cali Waraabe ayaa xukuumadda Farmaajo ku eedeeyay inay dabada ka riixayso dagaalka kasoo cusboonaaday Tuka-raq.

Feysal Cali waraabe oo maanta warbaahinta ugu waramay magaaladda Hargeysa ayaa Sheegay in dawladda Soomaaliya ee uu gadhwadeenka ka yahay madaxweyne Farmaajo ay ka baxday heshiis Maraykanku horseed u ahaa oo xalay la gaadhay, kaasi oo dhigayay in dagaalka la joojiyo, wixii maxaabiis ah la isku celiyo, wadahadaladii Somalia iyo Somaliland sidii loo soo noolayn lahaa laga wadahadlo. waxaanu sheegay in heshiiskaasi oo afar qodob ka koobnaa ay xukuumadda Farmaajo ka baxday.

SHARE
Article horeSomaliland Oo Sheegtay Inay Maxaabiis & Gadiid Dagaal Ka Qabsadeen Puntland
Mustafe Mohammed Abdullahi better known as Mustafe Faro is a senior Somali journalist, writer and cameraman. Mustafe is the head of programmes of Hubaal newspaper - a daily Somali magazine issued from Hargeisa, Somaliland. He is the assistant editor of the Independent Newspaper in Hargeisa, also the assistant editor of Somali Commentator. You can contact him through his E-mail: loodh2013@gmail.com or +252 63 4097497

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here