Faysal Cali Waraabe Oo Sheegay In Ganacsade Geelle Loo Xoog Sheeganayo

0
1

Hargeysa (Hubaal) – Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay Muranka Maaliyadeed ee  u dhexeeya Baanka BCIMR iyo Ganacsadaha reer Somaliland ee Axmed Cismaan Geelle Arab, kaasi oo Maalmihii u dambeeyay buuq ka dhex abuuray Bulshada Somaliland.

Guddoomiyaha Xisbiga UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe oo maanta la hadlay Telefiishanka HCTV ayaa sheegay in Ganacsade Geelle loo xoog sheegtay.

SHARE
Article horeGuri-barwaaqo Oo Shaqaalaha Warfaafinta Ku Sagootiyey Eedo Culculus
Mustafe Mohammed Abdullahi better known as Mustafe Faro is a senior Somali journalist, writer and cameraman. Mustafe is the head of programmes of Hubaal newspaper - a daily Somali magazine issued from Hargeisa, Somaliland. He is the assistant editor of the Independent Newspaper in Hargeisa, also the assistant editor of Somali Commentator. You can contact him through his E-mail: loodh2013@gmail.com or +252 63 4097497

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here