GABILEY: “Guddoomiye Cirro, Siyaasadaadda Sidan Ka Beddel oo Gobollada Dalku Hakuu Sinaadaan”

0
1

Hargeysa (Hubaal) Qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka ee gobolka Gabiley oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaaladda Gabiley ayaa dhaaliilay siyaasadda guddoomiyaha xisbiga Waddani Cabdiraxaam-cirro ku doonaayo madaxtinimada dalka.

Oday-dhameedkan ayaa ku tilmaamay guddoomiye Cirro mid shacabka Somaliland aanney u sinayn, isla markaana gobollada qaar aannu u haysanba, waa siday hadalka u dhigeene inay Somaliland ka tirsan yihiin.

DAAWO:

Sidoo kale madax-dhaqameedkan ayaa waxay jawaab ka bixiyeen hadalkii guddoomiye Cirro ee saamiga gobolka Gabiley laga siiyay deeqdii waxbarashada oo guddoomiye Cirro sheegay in loo sad-buriyey

SHARE
Article horeFaysal Cali-waraabe Oo Si Qaawan U Weeraray Madaxweynaha Somaliland
Mustafe Mohammed Abdullahi better known as Mustafe Faro is a senior Somali journalist, writer and cameraman. Mustafe is the head of programmes of Hubaal newspaper - a daily Somali magazine issued from Hargeisa, Somaliland. He is the assistant editor of the Independent Newspaper in Hargeisa, also the assistant editor of Somali Commentator. You can contact him through his E-mail: loodh2013@gmail.com or +252 63 4097497

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here