Ganacsade John Moore Oo Madaxweyne Siilaanyo Gudoonsiiyay Hadyad Buug Ah + Daawo Sawirro

0
13

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu xafiiskiisa ku qaabiley Ganacsade John Moore oo ka mid ah ganacsade weyn oo dalka ingiriiska iyo caalamkaba caanka ah kaas oo shirkii ganacsiga Somaliland ee lagu qabtay London Oct 14, 2014,  balan qaaday inuu Somaliland mar uun indhaha ka soo qaadidoono, riyadaasi oo uu ka dhabeeyey ganacsaduhu dalka Somaliland ku yimid, isaga oo weliba hadyad uga soo dhigay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Buug uu qoray oo uu kaga hadlaayo Somaliland iyo Somalia si gaarana uu Chapter kiisa 10 aad ku xusay hogaaminta Madaxweyne Axmed Maxmaed Silaanyo.

Kulankan oo ay madaxweynaha ku wehelinayeen wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland, Wasiirka Qorshaynta Qaranka, Wasiiru-dawlaha Madaxtooyada iyo Xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynaha.DSC_0066 DSC_0088 DSC_0090

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here