Garabka Haweenka Xisbiga KULMIYE Ee Gobolka Togdheer Oo Sameeyay Dhoolatus Ay Muujinayaan Cududooda Ol’olaha Doorashada

0
129

Burco (Hubaal) Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Madaxtooyada Somaliland Badhasaabka Gobalka Togdheer Iyo Masuuliyyinta Xisbiga Kulmiye Ee Gobalka Togdheer Ayaa ka Qayb Galay Munaasibad Ay haween Weynaha Xisbiga Kulmiye Ee gobolka togdheer Ku Muujinaayen Sida Ay diyaar ugu diyaar garobayeen ololaha doorashada madaxtooyada ee fooda inagu soo haysa.

 

gudoomiyaha garabka haweenka Ee xisbiga kulmiye iyo xubno kale oo ka mid ah haweenka xisbiga kulmiye ee gobolka togdheer oo munaasida Ugu Horayn Ka Hadlay Ayaa Sheegay Inay Door Muhiima Ka Qaadanayaan Sidii Uu Marlabaad Xisbiga Kulmiye Ugu Guulaysan Lahaa Hogaanka Dalka.

 

 

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here