Golaha Degaanka Weles-Cardiff Ee UK Oo Aqoonsaday Madax-Bannaanida Somaliland

0
23

Wales (Hubaal) Golaha Deegaanka Wales –Cardiff ee cariga Ingiriiska, ayaa aqoonsaday qadiyada madaxbanaanida Jamhuuriyada Somaliland. Kadib dood ay ka yeesheen qadiyada aqoonsiga Somaliland oo la horgeeyay golaha deeegaanka.

cardiff-council-300x147Kumanaan ka tirsan Jaaliyadda Somaliland ee daafaha caalamka iyo wefti balaadhan oo ka tirsan Dawlada Somaliland ayaa si wadajir ah ugu sugnaa xarunta golaha deegaanka ee magaalada Cardiff si ay goobjoog uga noqdaan dhacdada taariikhiga ah ee ku saabsan Munaasabadda Golaha deegaanka ee Magaalada cardiff ku aqoonsanayaan Madaxbananida Jamhuuriyadda Somaliland, waana golihii deegaanka ee labaad ee ka tirsan Boqortooyada Britain ee aqoonsada Somalialnd, iyadoo golaha deegaanka Shiffiled hore u aqoonsadeen Somaliland sanadkii hore

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here