Golaha Guurtida Somaliland Oo Maanta Fadhi Aan Caadi Ahayn ka Yeelanaya dib-u-dhaca doorashada Iyo Muddo Kordhin Loo sameeyo Goleyaasha Wakiillada & degaanka

0
1

Madaxweyne Biixi U Warqad Xambaarsan Dib-U-Dhaca Doorashada U Diray Guurtida Si ay Waajibkooda uga Gutaan

Dib-u-dhac markale ku yimid Doorashada Wakiillada Iyo Goleyaasha Deegaanka oo lagu waday inay qabsoonto March 2019

Hargeysa(Hubaal)- Golaha guurtida Somaliland ayaa maanta oo sabti ah u ballansan fadhi aan caadi ahayn oo ay yeeshaan, sida uu shaaciyay Xoghayaha Guud ee Golaha Guurtidda Somaliland Garyaqaan Cabdinaasir Aadan Beegsi, waxa Xoghayaha Guud ee Golaha Guurtidu uu Mudaneyaasha ku wargeliyey in aanay ka baaqsan fadhigaas oo muhiim ah isla markaana lagaga hadli doono arrimo danaha Qaranka JSL, Sidaas darteed, inkasta oo aanu shaacinin waxyaabaha uu la xidhiidho ee lagaga hadli doono fadhigan aan caadiga ahayn, balse ilo xogogaala ayaa Hubaal u xaqiijiyay in fadhigan Golaha Guurtidda la iskugu yeedhay ka dambeeyey waraaq uu Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi uu u qoray Golaha Guurtidda inay waajibaadkooda ka gutaan doorashadii isku lammaaneyd ee Wakiillada iyo Goleyaasha Deegaanka ee dib u dhacday.

Nuqulka qoraalka madaxweynuhu u diray guurtida oo Hubaal heshay, waxa uu dhignaa sidan:

SHARE
Article horeUCID Iyo KULMIYE Oo Diyaar U Ah Inay Galaan Doorasho Xisbiga WADDANI Ka Maqan Yahay
Mustafe Mohammed Abdullahi better known as Mustafe Faro is a senior Somali journalist, writer and cameraman. Mustafe is the head of programmes of Hubaal newspaper - a daily Somali magazine issued from Hargeisa, Somaliland. He is the assistant editor of the Independent Newspaper in Hargeisa, also the assistant editor of Somali Commentator. You can contact him through his E-mail: loodh2013@gmail.com or +252 63 4097497

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here