Golaha wakiillada Somaliland oo Ansixiyay Xeerka Ka Hortagga Kufsiga

0
345

Hargeysa (Hubaal) Golaha wakiilada ee jamhuuriyadda Somaliland ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay xeerka ka hortagga kufsiga iyo xadgudubyada jinsiga oo muddo dheer horyaalay golaha.

Xeerkan waxaa markiiba soo dhoweeyay ururada xuquuqda haweenka iyo caruurta u dooda ee Somaliland oo iyagu u ololeynaayay meel marinta shirci ciqaabeed u gaar ah kufsiga

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here