Golaha Wakiillada Somaliland Oo Ansixiyey Miisaaniyadda Dawladda Dhexe Ee 2018-ka

0
1

Xildhibaannada Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa fadhigoodii maanta aqlabiyad ku ansixiyey Oddoroska Miisaaniyad-sannadedka 2018-ka ee dawladda dhexe ee Somaliland.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here