GUDDAHA KA AKHRI: OGEYSIIS Muhiim Ah Oo Guddida Qaban-qaabada Soo dhaweynta Musharaxa UCID U Dirayaan Taageereyaasha Xisbiga Ee Ku Dhaqan Hargeysa

0
29

ucid

GUDDAHA KA AKHRI: Wargelin Muhiim ah Oo Gaar Ugu Socota Taageereyaasha Xisbiga Caddaalada Iyo Daryeelka Somaliland Ee UCID

Somaliland,Hargeysa               Head Office

OGAYSIIS DHAMAAN SHACBIGA_KU NOOL_CAASIMADA_JSL

Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka UCID Waxaa Uu Ogeysinayaa Dhamaan Taageerayaasha Xisbiga UCID iyo Bulsho Weynta Ku Nool Caasimada JSL Ee Hargeysa

In Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga UCID Aqoon_Yahan JamaaL Cali Xuseen Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweyn Doono Dalka, Kana Soo Dagi Doono Cigaal International Airport

Isaga oo Hawlo Shaqo Dalka Debadiisa ugu Maqnaa isla Markaana Ku Soo Beegan Maalinta Isniinta Taariikhdu Markey Tahey 15/12/2014

Saacadu 8:30 Am   ama Subaxnimo   

Gudida Qaban qaabada Soo Dhaweynta Musharaxa

  1. Yusuf Kayse C/laahi        Gudoomiye
  2. Mustafe Aaden Cali      ku xigeen
  3. Xalimo Cismaan Raage  xoghayn
  4. Sahra Xirsi Budul                    Xubin
  5. Ismaacil Axmed Ismciil                    Xubin
  6. C/qani Ibrahim Salaf (kabtanka)     Xubin
  7. Xuseen Xasan Badmaax                     Xubin
  8. Cabdi Mataan Haare Xubin
  9. C/risaaq Ismaaciil Faarax (Magaalo) Xubin
  10. Fu,aad Cabdi Cali (Suufi) Xubin
  11. MaxamudAxmed Jaamac Xubin

 

Musharax Ku Xigeenka Xisbiga UCID

C/rashiiD Xasan Mataan

———————

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here