HUBAALMEDIA.COM
Guddiyo Turxaan-bixineed Oo Xalay Loo Magacaabay Laba Ardaa Oo Diriri Ku Dhexmartay Deegaanka Bahacaha Ee Gobolka Sanaag
August 13, 2016 - Written by Mustafe Faro

Ceel Afweyn:(Hubaal)-Waftidii  uu hogaaminayey  wasiirka wasaarada arrimaha gudaha Somaliland Md Cali Maxamed Waran-cadde,  ee todobaadkanba  ku  sugnaa   deegaanka  Degmada Ceel afweyn   ayaa  habeenkii xalay kulankii labaad la  qaatay    gudida  labada ardaa ee ku  dagaalamay deegaanka  Bacaha  hore loogu xulay turxaan bixinteeda.bacaha

Kulankan waftigu   la qaadatay xubnaha xukuumadda ka socda  ayaa  lagu  go’aamiyey   in xallinta  khilaafaadka   lagu   galo    afar geesood  ka  gooban gudiyada  labada ardaa ee dirirtu  dhex martay , Gudida Xukuumada  iyo   gudi  dhex-dhexaada   iyadoo isla goobtaasi  lagu dhaariyey  gudida  dhex dhexaadka ah  ee  khilaafka  labada ardaa ka  garnaqaysa. Gudidan  la dhaariyey  waa guddi  dhex ah oo ka madax  banana  labada ardaa   halka  gudida  xukuumada  uu  hor  kacayo guddoomiyaha  Gobolka Sanaag. Gudiyadan afar geesoodka ah ayaa si mug leh  uga  hawlgali  doona  dhamaystirka iyo  turxaan   bixinta    tabashooyinka labada beelood  ee dirirtu  dhex martay

Waxaad Hubaal media kala soo xidhiidhi kartaan E-mailaddan 
Hubaal100@hotmail.com 
Hubaal100@gmail.com
 Hubaal100@yahoo.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews