Guddoomiyaha Guurtida Oo Sheegay in aannu Jirin Heshiis Dhex-maray Khaatumo iyo Somaliland

0
130

Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland  Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa markii ugu horeysay ka hadalay heshiiska ay wada galeen xukuumada Somaliland iyo mamulka khaatumo waxa aan ku tilmamay in aanu heshiis ahayn balse uu yahay soo jeedin.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here