Guddoomiyaha UCID Oo Ka Waramay Kulan Xalay uu La Yeeshay Madaxweyne Biixi iyo Waxyaabaha ay Kawada hadleen

0
1

Hargeysa (Hubaal) Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ee UCID, Faysal Cali-waraabe ayaa sheegay inuu la kulmay madaxweynaha xalay, isla markaana ay kawada hadleen xaaladihii u dambeeyay. Guddoomiyaha oo goor saacadihii dambe ee xalay waraysi siiyay Bulsho Tv isagoo gurigiisa ku sugan, ayaa waxa uu ka warbixiyey waxa uu kusoo dhammaaday kulankaasi isaga iyo madaxweynaha dhexmaray.

SHARE
Article horeFaysal Cali-waraabe oo Xalay Saacadihii Dambe hadlay, Muxuu Ka Yidhi Xadhigga Madaxada WADDANI iyo Qorshahooda Maanta?
Mustafe Mohammed Abdullahi better known as Mustafe Faro is a Somali journalist, writer and cameraman. Now Mustafe is the chief editor of Hubaal newspaper - a daily Somali magazine issued from Hargeisa, Somaliland. He was former the assistant editor of the Independent Newspaper in Hargeisa, also the assistant editor of Somali Commentator. You can contact him through his E-mail: loodh2013@gmail.com/mustafefaro@hotmail.com or +252 63 4097497

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here