Guddoomiyaha Xafiiska Imtixaannaadka Qaranka Oo Tallooyin Wax ku ool ah u soo Jeediyey Wasiirka Cusub Ee Wasaaradda Waxbarashada Loo Magacaabay

0
135

“Runtii Waxaan ogahay oo aan ku faraxsannahay in labada wasiir ee is badalayaa ay marka horeba ahaayeen laba nin oo saaxiib ahaa, macalimiin wada ahaa, Si gaar ahna wax isugu sheegi doona”
++++++
“Wasiirkii hore wixii uu qabtay waa laga warramay ee anigu mid uun baan wasiirka cusub iyo wasiir ku xigeenka cusub kula talin lahaa” – Md. Daauud Axmed Faarax (Gadh-weyne), Guddoomiyaha Xafiiska Imtixaannaadka Qaranka


A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here